WordPress E-Learning Specialist

Websites E-Learning ah oo Diyaar u ah Iibka

Waxaan kuu dhisaa websites WordPress ah oo professional, dheereeya, oo loogu talagalay ganacsiyada koorsooyinka online-ka ah. Dooro mid, kuu hagaajinaa, oo wax barashadaada bilow.

projects shiped
0 +
crafting on the web
0 y
happy clients
0 +
rating
0

Websites E-Learning ah oo iib ah

Dhammaan websites-yadan waa diyaar — waxaan ka hagaajinaa magaca, midabka, iyo nuxurkaaga.

Akram FX

$55

LMS-ka casriga ah ee koorsooyinka video, imtixaanada iyo shahaadooyinka.

forex aca..

$40

LMS-ka casriga ah ee koorsooyinka video, imtixaanada iyo shahaadooyinka.

Linguara

$80

LMS-ka casriga ah ee koorsooyinka video, imtixaanada iyo shahaadooyinka.

Waxa Website kasta ku jira

Mid kasta oo aad ka iibsato wuxuu ku imanayaa nidaam dhammeystiran oo aad maanta bilaabi karto.

Hosting Ready

U diyaar host kasta

Iibso Koorsooyin

WooCommerce + LMS

Disayn Premium

Heer adduunka

Taageero

30 maalmood lacag la'aan

Sida Ay U Shaqayso

Saddex tallaabo oo fudud ayaad website ku heli kartaa.

01

dooro website

Ka dooro liiska kor ku xusan website kuugu habboon.

02

lacag bixi

Bixinta waxay ku socotaa nidaam ammaan ah.

03

hel website

24 saac gudahood ayaa lagu rakibayaa hosting-kaaga.